Safarkii Maaxaay Kenya Maaxaay ayaa waxuu fasax gaaban ku tagay Magaalada Nairobi ee wadanka Kenya si uu si arko xaalada dadka ku sugan ee jooga. Maalintaas waxaan la kulmey dhamaan dadkii xanuunsanaa ee u joogay Nairobi xaalad caafimaad.
Waxuu si gooni ula kulamay Ahmed iyo Zakaria iyo dhamaan dadki kale ee u joogay daawaynta.
Maalintaas waxaa Maaxaay u suurto gashey inuu tago Isbitaalka lagu daaweyey.
... - 20 Dec 2009
Macalinka oo buradiisa laga qaley Waxaa Maalinta Jimcaha ahayd ee bishu ahayd 12/04/2009 lagu guulastey in Macalinka dugsiga dhigayey ee burada qabey laga jaray burdii waynayd ee dusha kaga tiilay.
Waxaana lagu guulasytey in dhamaan buradii dhan laga saarey dusha. Waxuuna ku jiraa bogsiimo deg deg ah marka waxaa laga yabaa inuu dib ugu noqdo bisha Janaayo inuu ju soo laabto dalka... - 16 Dec 2009
Maahaay visit in Lodon Shirkii London ka dhacay oo maaxaay dhagaysanaayo Rahmo oo ka mid ardayda wax ka baratat Lodon ee cariga Ingriiska.
Rahmo waxay ka mid ah dhalin yarada u dhaqaaqey inay wax la qabtaan walaaalhood dhibaataysan.... - 16 Dec 2009
WHEN YOU HEAR THE CRY HEAL THE PAIN If you are the one of those people with bug heart, it only takes good intention and a small action to make a world of difference, please come and support even with your attendance.
There will be special presentations and motivational speeches.... - 21 Nov 2009
Cogwo dad cuduro hayaan dibadda u qaday markii 2.aad Wednesday January 07, 2009 - Muqdisho: Ahmed Adan Abdi oo 24 Hour guduhood gurmad caafimaad lagu geeyey Kenya iyo hay.adda cogwo oo ugu baaqeysa dadka xaaladoodu liidato ee dalka gudhiisa wax looga qaban waayey in ay la soo xiriiraan .... - 21 Nov 2009