SOMALI NEWS
Sanadguuradii Koowaad ee Toronto ka qeybqaadato Barnaamijka Abdicasiis Maaxaay ee Caawinta umada Soomaaliyeed
Sanadguuradii Koowaad ee Toronto ka qeybqaadato Barnaamijka Abdicasiis Maaxaay ee Caawinta umada Soomaaliyeed ... -
29 Dec 2009
Xaflad Dhaqaale Loogu Aruurinayey Dad Qaba Xanuuna Kala Duwan oo Lagu Qabtay Magalada Columbus, Ohio
Xaflad Dhaqaale Loogu Aruurinayey Dad Qaba Xanuuna Kala Duwan oo Lagu Qabtay Magalada Columbus, Ohio... -
19 Dec 2009
Dhalinyarada xaflada ka shaqaysey
Waxaa ka soo qayb galey Xaflada London dhalinyaro aad u fara badan oo ka qayb qaatey barnaamijkaan. Waxayna ka balan qaadeen inay la shaqayn doonaan Maaxaay. Dhalinyaradaan oo raadinaayey qof u ah Role Model oo ka arkaan siyaabaha uu Maaxaay ugu gargaarayo umadda Soomaliyeed ee dhibaataysan. Runtii Markii uu arkey dhalinyaro sidaan oo kale ayaa Maaxaay u jeediyey qudbo lagu qashuuco oo idiin soo gudbin doono sidii ay xaflada u dhacdey. ... -
19 Dec 2009
Cajabo Maxamed oo heshay daweyn Dibadda ah
Isniin, November 24, 2008(HOL): Nasiib wanaag waxaa maanta lagu guuleystay in Dalka laga dhoofiyo Cajabo Maxamed Axmed oo ah gabar yar oo 10 maalmood dhalan, taasi oo dhalatay iyadoo buro culeyskeeda ka weyn qof ahaan ay qoorta iyo daanka uga taallo.... -
20 Nov 2009
Cabdi Muuse Maaxaay oo loo aqoonsaday Shaqsiga Sanadka
Cabdi Muuse Maaxaay: Qof iskiis isugu xilqaamay inuu daaweeyo carruurta dhibaatada dabiiciga ah iyo midda aan dibiiciga aheyn-ba eey ku habsatay. Rochester, Minnesota.... -
20 Nov 2009
Carruur Somali ah oo lagu daweynayo Minnesota
Samafale Soomaaliyeed oo la yiraahdo C/caziz Maaxaay aya isbitaalka weyn ee Mayo Clinic geeyey carruur Soomaaliyeed oo la ildaran cudurro aan lagu dabiibi karin gudaha Somalia. ... -
20 Nov 2009
Previous | 1 | 2 | 3  Next
 
 
 
 

 
   
 
Martida Makarafoonka & Maaxaay - Views: 106
NEW (02/01/2010) IDIL OSMAN VOA oo Waraysatey Abdi Maaxaay ( Qurbe) - Views: 271
Wareysi: Dr. C/caziz Muuse Maaxaay - Views: 279
Warbixin: Carruur Somali ah oo lagu daweynayo Minnesota - Views: 385
 
 
 
  Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc. © Copy Right 2009-2010 www.somcare.org | All Rights Reserved
    Our Website has been visited times Click here to view our stats